Sunday, April 19, 2020

السلام عليكم والرحمة الله

Soo dhawaada dhamaan dadkayaga nagu xidhan aanu jecelnahay
Kuna soo dhawaada markazka AL mahdi online.Oo ud ah ka dhisida jiilka cusub dhinaca
Quranka iyo culuumtiisa.
Had iyo jeerna heegan u ah hor umarka bulshada barakaysan ee barata Quranka
Barkasta ay joogaan dal iyo debedba
Dadwayne dedaalku waa danteena
Barashada quraanku waa ballanteena
Barxada AL MAHDI ONLINE waa barteena
Kusoo biir mudane iyo marwo
Markazka AL MAHDI ONLINE
Kuna beegso bare wanaagsan
Kuna baro quraanka kariimka ah qaab online Skype ah adoo guriga jooga ama goobtaada shaqo
Mudane muhiimada saar hor usocodkaaga aqooneed hana ka daalin inaad waxbarato da kasta aad tahayba
Ogoowna waajibka cilmigu waa inaad barato quraanka kariimka ah
Kuna camal fasho
Waalid dhigo qur,anka ubadkaagana ku dhiiri gali
Fadlan waxaad nagala soo xidhiidhaa
Email: mahdixasan160@gmail.com
Wathisapp:0634521567
Waxaana kuugu diyaar ah soo dhawayn balaadhan talooyin wax ku ool ah walaaltinimo dhab ah iyo u heelanaan hor u Marka bulshada dhinaca waxbarashada welad iyo waalidba daljoog iyo debedjoogba
Yadoo muraadka aynu leenahayna yahay maamuuska kitaabka alle s.x.w
Markasta iyo meelkasta ha moogaanina
Markazkan AL MAHDI ONLINE of Quran.
Hadaad hore u haleeli wayday barashada quranka bartaad maanta ka helaysa
Waa AL MAHDI ONLINE OF QURAN
Fursadu waa mare ka faa,idaysi wacan
شهر رمضان شهر القرءان

Mahadsanid dhamaantiinba



Saturday, April 11, 2020

السلام عليكم ورحمه الله تعالى وبركاته

Soo dhawaada dhamaan dadkayaga nagu xidhan aanu jecelnahay
Kuna soo dhawaada markazka AL mahdi online.
Oo udiyaar ah ka dhisida jiilka cusub dhinaca
Quranka iyo culuumtiisa.
Had iyo jeerna heegan u ah hor umarka bulshada barakaysan ee barata Quranka
Barkasta ay joogaan dal iyo debedba
Dadwayne dedaalku waa danteena
Barashada quraanku waa ballanteena
Barxada AL MAHDI ONLINE waa barteena
Kusoo biir mudane iyo marwo
Markazka AL MAHDI ONLINE
Kuna beegso bare wanaagsan
Kuna baro quraanka kariimka ah qaab online Skype ah adoo guriga jooga ama goobtaada shaqo
Madane gurigaaga joog aqoontaadana ka yeel online meel haw bixin markastana waxbaro
 Hlakan waa AL MAHDI ONLINE
Oo idin leh soo dhawaada dhamaantiin

Hadii ku qanacdo inaad nagu soo biirto
Fadlan nagalasoo xidhiidhi

Email: mahdixasan160@gmail.com

Wathisapp: 0634521567

Friday, April 10, 2020

Salaan sharafeed

Waxaan idinku salaamaynaa salaanta ugu sharafta iyo qiimaha badan

السلام عليكم والرحمة الله تعالى وبركاته

Tuesday, April 7, 2020

مركز المهدى عبر الإنترنت
لتحفظ القران الكريم وعلومه
المواد 
القران
الهجاء 
القراءة 
التفسير 
اللغة العربية 

Monday, April 6, 2020

AL MAHDI ONLINE

Waxaanu kuleenay kusoo dhawoow
Kuna baro quraanka qaab online ah adoo guriga jooga
AL Mahdi Online waa xarun loogu talu galay barashada quraanka
Dhinaca Skypeka
Yadoo lagaa dhisi doona dhinaca xiftiga Quranka Higaada carabiga tafsiirka iyo wax kasta oo kuu sahli kara barashada quraanka
Akhriste hadii aad ku qanacday inaad nala faa,idaysato Kuna soo biirto markazka AL mahdM Online ee barashada quraanka kariimka ah.
Waxaad nagalasoo xidhiidhi kartaa
Tilmaameyaashan.
Mahdimahdixasan160@gmai
Wathisapp:0634521567
Mahadsanidin dhamaan

https://join.skype.com/nAYz31TdeYhr


Sunday, April 5, 2020

السلام عليكم والرحمة الله تعالى وبركاته

Markazka AL Mahdi Online
Wuxuu idinku bushaaraynayaa inuu idin hayo
Fursado cusub oo  loogu talo galay ka faa,daysiga bilashada bilaha cusub ee Kala ah bisha shacbaan iyo bisha barakaysan ee Ramadaan.
Waxaanaanu idiin haynaa
1_quranka kariimka ah
2_Higaada
3_tafsiir


Saturday, April 4, 2020

معلومات العامة

السلام عليكم ورحمه الله تعالى وبركاته
١_القران الكريم
٢_الهجاء 
٣_القراءة وتدريبها
٤_ وكل ما يتعلق من القرآن