Sunday, April 5, 2020

السلام عليكم والرحمة الله تعالى وبركاته

Markazka AL Mahdi Online
Wuxuu idinku bushaaraynayaa inuu idin hayo
Fursado cusub oo  loogu talo galay ka faa,daysiga bilashada bilaha cusub ee Kala ah bisha shacbaan iyo bisha barakaysan ee Ramadaan.
Waxaanaanu idiin haynaa
1_quranka kariimka ah
2_Higaada
3_tafsiir


No comments:

Post a Comment