Soo dhawaada dhamaan dadkayaga nagu xidhan aanu jecelnahay
Kuna soo dhawaada markazka AL mahdi online.Oo ud ah ka dhisida jiilka cusub dhinaca
Quranka iyo culuumtiisa.
Had iyo jeerna heegan u ah hor umarka bulshada barakaysan ee barata Quranka
Barkasta ay joogaan dal iyo debedba
Dadwayne dedaalku waa danteena
Barashada quraanku waa ballanteena
Barxada AL MAHDI ONLINE waa barteena
Kusoo biir mudane iyo marwo
Markazka AL MAHDI ONLINE
Kuna beegso bare wanaagsan
Kuna baro quraanka kariimka ah qaab online Skype ah adoo guriga jooga ama goobtaada shaqo
Mudane muhiimada saar hor usocodkaaga aqooneed hana ka daalin inaad waxbarato da kasta aad tahayba
Ogoowna waajibka cilmigu waa inaad barato quraanka kariimka ah
Kuna camal fasho
Waalid dhigo qur,anka ubadkaagana ku dhiiri gali
Fadlan waxaad nagala soo xidhiidhaa
Email: mahdixasan160@gmail.com
Wathisapp:0634521567
Waxaana kuugu diyaar ah soo dhawayn balaadhan talooyin wax ku ool ah walaaltinimo dhab ah iyo u heelanaan hor u Marka bulshada dhinaca waxbarashada welad iyo waalidba daljoog iyo debedjoogba
Yadoo muraadka aynu leenahayna yahay maamuuska kitaabka alle s.x.w
Markasta iyo meelkasta ha moogaanina
Markazkan AL MAHDI ONLINE of Quran.
Hadaad hore u haleeli wayday barashada quranka bartaad maanta ka helaysa
Waa AL MAHDI ONLINE OF QURAN
Fursadu waa mare ka faa,idaysi wacan
شهر رمضان شهر القرءان
Mahadsanid dhamaantiinba
No comments:
Post a Comment