Kuna soo dhawaada markazka AL mahdi online.
Oo udiyaar ah ka dhisida jiilka cusub dhinaca
Quranka iyo culuumtiisa.
Had iyo jeerna heegan u ah hor umarka bulshada barakaysan ee barata Quranka
Barkasta ay joogaan dal iyo debedba
Dadwayne dedaalku waa danteena
Barashada quraanku waa ballanteena
Barxada AL MAHDI ONLINE waa barteena
Kusoo biir mudane iyo marwo
Markazka AL MAHDI ONLINE
Kuna beegso bare wanaagsan
Kuna baro quraanka kariimka ah qaab online Skype ah adoo guriga jooga ama goobtaada shaqo
Madane gurigaaga joog aqoontaadana ka yeel online meel haw bixin markastana waxbaro
Hlakan waa AL MAHDI ONLINE
Oo idin leh soo dhawaada dhamaantiin
Hadii ku qanacdo inaad nagu soo biirto
Fadlan nagalasoo xidhiidhi
Email: mahdixasan160@gmail.com
Wathisapp: 0634521567