Kusoo dhawaada xarunta barashada qur,aanka kariimka ah Ee Al Mahdi online
Taas oo aad kaga bogan karto kuna baran karto adoo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo qaab online ah waxaana kaaga filan computerkaaga amaba mobilekaaga aad ku xidhiidhiso internetka mudane iyo marwo waa Mahad alle aqoontii oo gurigaaga kuugu soo gashay.
No comments:
Post a Comment