Monday, March 30, 2020

Ku soo dhawoow AL Mahdi online

Al mahdi online

Waa aqoon dhinaca skypeka ah oo
Loogu talo galay qof kasta oo danaynaaya barashada quraanka kariimka ah iyo culuumtiisa inuu si fiican u dhigto.
Hada oo lagaa dhisi doono dhinaca.

1_Higaada carabiga ah.
2_Akhriska iyo ku dhawaaqida xuruufta.
3_Xiftiga qur,aanka qaab fahamsiini ku dheehantay.
4_ducooyinka .        ama          أذكار الأسلامية
5_Tafsiir oo ah macnaha quranka ogaanshaha
Wuxuu Ina faraayo iyo wuxuu inaga reebaayo
Intaasi waa hordhac lakiin naga filo inaad naga hesho macluumaad badan oo adiga muhiim kuu ah.lana saxiib AL MAHDI ONLINE
Aad quranka baratide ku biirALMAHDI online
Ballanteenu waa barashada quraanka
Bartilmaameedkeenu waa AL Mahdi online

Hadaad u baahntay wax FaahFaahin ah Fadlan Nagalasoo Xidhiidh:
Email:mahdixasan160@gmail
WathsApp:063 4521567

No comments:

Post a Comment