Friday, March 27, 2020

Salaan

Aslaamu calaykum
Dhamaantiinba

Maalin wanaagsan
Madal wanaagsan
Makaan wanaagsan
Sanad wanaagsan
Saacad wanaagsan
Sakkan wanaagsan
Aroor wanaagsan
Galin wanaagsan
Gabal wanaagsan
Hadh wanaagsan
Habeen wanaagsan

((Allaa mahad leh))

No comments:

Post a Comment