Markazka al mahdi online
Oo idinku salaamayaa salaanta ugu sharafta iyo qiimahaba badan ee islaamku isku af garto
السلام عليكم ورحمة الله تعالى وبركاته
Thursday, April 2, 2020
Tuesday, March 31, 2020
Monday, March 30, 2020
Ku soo dhawoow AL Mahdi online
Al mahdi online
Waa aqoon dhinaca skypeka ah oo
Loogu talo galay qof kasta oo danaynaaya barashada quraanka kariimka ah iyo culuumtiisa inuu si fiican u dhigto.
Hada oo lagaa dhisi doono dhinaca.
1_Higaada carabiga ah.
2_Akhriska iyo ku dhawaaqida xuruufta.
3_Xiftiga qur,aanka qaab fahamsiini ku dheehantay.
4_ducooyinka . ama أذكار الأسلامية
5_Tafsiir oo ah macnaha quranka ogaanshaha
Wuxuu Ina faraayo iyo wuxuu inaga reebaayo
Intaasi waa hordhac lakiin naga filo inaad naga hesho macluumaad badan oo adiga muhiim kuu ah.lana saxiib AL MAHDI ONLINE
Aad quranka baratide ku biirALMAHDI online
Ballanteenu waa barashada quraanka
Bartilmaameedkeenu waa AL Mahdi online
Hadaad u baahntay wax FaahFaahin ah Fadlan Nagalasoo Xidhiidh:
Email:mahdixasan160@gmail
WathsApp:063 4521567

Sunday, March 29, 2020
Salaan sharafeed
بسم الله الرحمن الرحيم
Waxaa uu salaamayaa dhamaan Dadka ku xidhan boggiisa.
Uguna bushaaraynayaa bilashada bisha shacbaan
Alle khayr haynoogu dhameeyo bisha barakaysan ee ramadaana rabbi bashbash iyo barwaaqo haynagu gaadhsiiyo alle idamkii
Kuna soo dhawaada Barta Rasmiga ah Ee
Al mahdi online.
Skype:
https://join.skype.com/ir84K8crCP4S
Email: mahdixasan160@gmail
WathiApp: 0634521567
Saturday, March 28, 2020
AL mahdi online
Tilmaan
Al mahdi online Barta barashada quraanka
IYO culuumta diiniga ah
Oo kutaala Somalia waqooyi galbeed Magaalada Hargaisa.
hadii aad tahay daneeye nala faa,idaysan kara
Jeclna waxbarida naftiisa iyo hor umarkiisa aqooneed gaar ahaan quranka iyo culuumtiisa
Adigaan is dhibin kar iyo kadeedna Marin
Qunyar uun nagala soo xidhiidh,
Hageyaashan hoos ku xusan.
Gmail: mahdixasan160@gmail.com
WhatsApp:0634521567 OR 063 4855737

Subscribe to:
Posts (Atom)